soodhawada!
kani waaa adeeg talefoon oo bilash ah, luuqdo badana kuuhadla oo ay bixiso save tha chilren, waaxa loogu talagalay dhallanka an wali qangadhin ee yimiday dalka talyaniga, familyada dagan talyaniga ama kuwa dalka dibadisa dagan, shaqalaha xarumaha soo dhawaynta iyo bulshada iyo hay’adaha iyo ururada iyo mawadinita.
xagee joognaaa?
haddii aad u bahan tahay gargaar oo aad joogto Roma, Catania ,Torino, ama Milano, waad nala kulmi karata kalay xarumaha CivicoZero,
waa maxay Zero Madaniga ah (Civico Zero)?
- xarun ama meel lagu raaxaysto oo asxaab cusub lagu kasbado ama lagu barto,
ciyaraha ama sbortiska, farshaxanka, hidaha iyo dhaqanka, muusiga, tiyaatarka iyo koorsooyinka Talyaniga. - cawimad qaybta sharciyada
kulamo gaar ah oo lala yesho khubarada sharciga o lagugu sharaxayo luqadada, - taageerada madaxbanaanida
macluumadka la talinta iyo hanuninta shaqada iyo samaynta CV ga iyo iyada o lagu baryo qabka ad ula hadli lahayd masulka shaqada shaqada ku sinya ama wada hadlka kula yelanya
xuquuqda Dhallanka
an wali qangadhin e muhaajiriinta ah waxad xaq u leedahay in lagu ilaaliyo lagana ilaaliyo nooc walba oo xadgudub ah iyo in si xuun lagula dhaqamo ama lagu gumaysto!
anaga hadaan nahay save tha children iyo qof kasta oo noo shaqeeya waa inaan ku ixtiraamnaa oo marwalaba si cadaalad ah kuula dhaqana.
hadii mid naga mid ah aanu racin xeerarkan oo aad u baahan tahay caawiimad fadalan la xidhidh:
madaxda Qaranka ee ilaalinta Carruurta ee save tha children
- taleefanka +39 345 9544926
- udir imail haddii aad ka yartahay 18 segnalazioni.csp@savethechildren.org
- imail u dir hadi aad tahay 18 jir ama ad ka wayintahay segnalazioni.pseah@savethechildren.org
hadi ad u bahantahy maclumad dheri ah boqo bayjkan Safeguarding Information page.